{"id":528017,"date":"2024-12-28T18:48:13","date_gmt":"2024-12-28T15:48:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=528017"},"modified":"2024-12-28T18:48:13","modified_gmt":"2024-12-28T15:48:13","slug":"masuuliyiin-iyo-odayaal-dhaqameed-lala-xiriirinayo-dhacdadii-ceelbaraf-oo-la-soo-xiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-iyo-odayaal-dhaqameed-lala-xiriirinayo-dhacdadii-ceelbaraf-oo-la-soo-xiray\/","title":{"rendered":"Mas&#8217;uuliyiin iyo odayaal dhaqameed lala xiriirinayo Dhacdadii Ceelbaraf oo la soo xiray"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":rbpj:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA);- Wixii ka dambeeyay dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday deegaanno hoostaga degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa isa soo tarayay howlgallo si wadajir ah ay u sameynayeen ciidamada xoogga dalka, howlgalkaas oo ujeedkiisu ahaa sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadkii ka dambeeyay dil loo geystya askar ciidanka qaranka.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ciidamada ayaa maanta degmada Ceelbaraf ka soo xiray qaar kamid ah Masuuliyiintii maamulka degmada oo uu ku jiro guddoomiyaha Ceelbaraf, odayaal dhaqameed iyo rag kale oo lagu tuhmayo in ay xiriir la leeyihiin dhacdada dilka ah ee loo geystay ciidamo ka tirsan xoogga dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Saraakiisha ciidamada howlgalka sameeyay ayaa sheegay in ragga gacanta lagu soo dhigay la horgeyn doono cadaalladda si loo marsiiyo sharciga. Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in 48-saac gudahooda lagu soo afjarayo cannaasiirtii ficilkaas foosha xun geysatay, waxaanna digniin loo diray cid kasta oo isku dayda in ay qariso haqsiyaadkii ka dembeeyey dilkii loogu geystay deegaanka Ceelbaraf Askar ka tirsaneed Ciidanka Xoogga Dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, Maamulka Hirshabeelle ayaa shaqada ka joojiyay maamulkii Degmada Ceel baraf, halkaas oo ah goobta lagu dilay askarta ka tirsanaa Xoogga dalka .<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA);- Wixii ka dambeeyay dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday deegaanno hoostaga degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa isa soo tarayay howlgallo si wadajir ah ay u sameynayeen ciidamada xoogga dalka, howlgalkaas oo ujeedkiisu ahaa sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadkii ka dambeeyay dil loo geystya askar ciidanka qaranka. Ciidamada ayaa maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":528018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-528017","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=528017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":528019,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/528017\/revisions\/528019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=528017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=528017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=528017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}