{"id":527919,"date":"2024-12-27T20:37:34","date_gmt":"2024-12-27T17:37:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527919"},"modified":"2024-12-27T20:38:21","modified_gmt":"2024-12-27T17:38:21","slug":"golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay-oo-meelmariyay-daabolidda-hawlgalka-aussom-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay-oo-meelmariyay-daabolidda-hawlgalka-aussom-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ogolaaday Daabolidda Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa oggolaaday in dalka lagu soo daabulo shaqaalaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelaya hawlgalkii hore ee ATMIS.<\/p>\n<p>Hawlgalkan cusub ayaa taageero ka heli doona UNSOS.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ayaa sidoo kale xaqiijiyay go\u2019aankiisa ku aaddan in la taageero xasilloonida, amniga, iyo dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa oggolaaday in dalka lagu soo daabulo shaqaalaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelaya hawlgalkii hore ee ATMIS. Hawlgalkan cusub ayaa taageero ka heli doona UNSOS. Golaha Ammaanka ayaa sidoo kale xaqiijiyay go\u2019aankiisa ku aaddan in la taageero xasilloonida, amniga, iyo dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":425976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527919","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527919"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527921,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527919\/revisions\/527921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}