{"id":527883,"date":"2024-12-27T10:01:57","date_gmt":"2024-12-27T07:01:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527883"},"modified":"2024-12-27T10:07:06","modified_gmt":"2024-12-27T07:07:06","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibadda-xfs-oo-qabatay-kulan-la-xiriiray-falanqeynta-baaqii-ankara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-dibadda-xfs-oo-qabatay-kulan-la-xiriiray-falanqeynta-baaqii-ankara\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qabatay kulan la xiriiray falanqeynta baaqii Ankara"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa qabatay kulan heer sare ah oo ay ka soo qeybgaleen aqoonyahanno Soomaali ah,kaas oo khuseeyay Baaqkii Ankara ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya:<\/p>\n<p>Kulankaan xasaasiga ah waxaa isugu yimid mas\u2019uuliyiin iyo khubaro caan ah si ay u qiimeeyaan saameynta Baaqa Ankara ku leeyahay iskaashiga gobolka, iyadoo diiradda la saarayo dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo diblomaasiyadda.<\/p>\n<p>Soo bandhigidda fikradaha kulankaasi \u00a0oo uu daadihinayay Agaasimaha Xafiiska Qurbajoogta Ibraahim Guure Maxamed, ayaa lagu muujiyay sida hagar la&#8217;aanta ah ee ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga gobolka iyo horumarinta hadafka istiraatiijiyadeed ee siyaasadda dibadda.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo inta badan lagu fallanqeeyay Isbarbardhigga nuxurka uu xambaarsan yahay Baaqii Ankara waxaa Ka qaybgalay Danjire Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,Wasiir ku xigeenka Isaaq Maxamuud Mursal,Xoghayaha Joogtada ah Xamza Aadan Xaadoow iyo Ku-simaha Safiirka Suudaan danjire Ammar Ahmed Babiker.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-527887 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan2-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-527888 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/kulan3-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa qabatay kulan heer sare ah oo ay ka soo qeybgaleen aqoonyahanno Soomaali ah,kaas oo khuseeyay Baaqkii Ankara ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya: Kulankaan xasaasiga ah waxaa isugu yimid mas\u2019uuliyiin iyo khubaro caan ah si ay u qiimeeyaan saameynta Baaqa Ankara ku leeyahay iskaashiga gobolka, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":527885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527883","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527883"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527889,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527883\/revisions\/527889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}