{"id":527827,"date":"2024-12-26T09:13:54","date_gmt":"2024-12-26T06:13:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527827"},"modified":"2024-12-26T09:13:54","modified_gmt":"2024-12-26T06:13:54","slug":"israel-oo-duqeymo-ku-dishay-shan-weriye-iyo-dad-kale-oo-ku-sugnaa-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-duqeymo-ku-dishay-shan-weriye-iyo-dad-kale-oo-ku-sugnaa-gaza\/","title":{"rendered":"Israel oo duqeymo ku dishay shan weriye iyo dad kale oo ku sugnaa Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo shan wariye ku dilay weerar lagu qaaday baabuur ay wateen oo marayay bartamaha xerada qaxootiga ee Nuseirat.<\/p>\n<p>Sidoo kale Israel ayaa duqeymo ku dilay shan rayid ah oo ku sugnaa dhismo ay deggan yihiin oo ku yiillay waqooyiga magaalada Gaza,waxaana weerarkaasi dambe lagu la\u2019yahay ugu yaraan 30 qof.<\/p>\n<p>Dhakhaatiirta Gaxa ayaa sheegaya in saddex carruur ah oo joogay xero lagu soo barakacay \u00a0oo ku taal koonfurta Gaza ay u dhinteen qabowga daran ,kadib kolkii Israel ay hor-istaageen cuntada, biyaha iyo sahayda jiilaalka ee ay u baahan yihiin dadka reer Falastiin.<\/p>\n<p>Milatariga Israa&#8217;iil ayaa xoojiyay duullaanka ay ku hayaan xerada qaxootiga Tulkarem ee Daanta Galbeed maalin kadib markii ay halkaas ku dileen siddeed qof.<\/p>\n<p>Kooxda Xamaas ayaa Israa\u2019iil ku eedeysay in ay keeneen shuruudo cusub oo la xiriira \u00a0wada-hadallada xabbad-joojinta ee socda,halka xafiiska ra\u2019iisal wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu uu isna ku eedeeyay kooxda Falastiiniyiinta in ay abuureen caqabado cusub.<\/p>\n<p>Dagaalka Israa\u2019iil ee Gaza waxaa lagu dilay ugu yaraan 45,361 falastiiniyiin ah, waxaana ku dhaawacmay 107,803 tan iyo bishii Oktoobar ee sanadkii \u00a02023.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo shan wariye ku dilay weerar lagu qaaday baabuur ay wateen oo marayay bartamaha xerada qaxootiga ee Nuseirat. Sidoo kale Israel ayaa duqeymo ku dilay shan rayid ah oo ku sugnaa dhismo ay deggan yihiin oo ku yiillay waqooyiga magaalada Gaza,waxaana weerarkaasi dambe lagu la\u2019yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":527828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527827","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527829,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527827\/revisions\/527829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}