{"id":527693,"date":"2024-12-24T11:49:28","date_gmt":"2024-12-24T08:49:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527693"},"modified":"2024-12-24T11:49:28","modified_gmt":"2024-12-24T08:49:28","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-wadahadal-khadka-taleefanka-ah-la-yeeshay-dhiggiisa-drc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-wadahadal-khadka-taleefanka-ah-la-yeeshay-dhiggiisa-drc\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wadahadal khadka Taleefanka ah la Yeeshay Dhiggiisa DRC"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner.<\/p>\n<p>Labada mas&#8217;uul ayaa wadahadalkooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo DRC, kor u qaadista iskaashiga dhinacyo kala duwan, iyo wax ka qabashada baahiyaha bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan DRC.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Danjire Axmed Macallin Fiqi iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner, ayaa xoogga saaray sidii loo taageeri lahaa ganacsatada Soomaaliyeed, loo fududeyn lahaa danahooda, loona xaqiijin lahaa in baahidooda si hufan loo daboolo. iskaashigan wuxuu muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay in la xoojiyo xiriirada iyo horumarinta dano wadaagga ah ee ay la leedahay dalalka saaxiibka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner. Labada mas&#8217;uul ayaa wadahadalkooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo DRC, kor u qaadista iskaashiga dhinacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":527694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527695,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527693\/revisions\/527695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}