{"id":527520,"date":"2024-12-21T16:31:07","date_gmt":"2024-12-21T13:31:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527520"},"modified":"2024-12-21T16:32:17","modified_gmt":"2024-12-21T13:32:17","slug":"madaxweynaha-jfsgacan-khawaarijta-ayaan-kula-dagaalameynaa-gacanna-doorasho-ayaan-ku-qabaneynaa-mana-hakineyno-dagaalka-cadowga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfsgacan-khawaarijta-ayaan-kula-dagaalameynaa-gacanna-doorasho-ayaan-ku-qabaneynaa-mana-hakineyno-dagaalka-cadowga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS&#8221;Gacan Khawaarijta ayaan kula dagaalameynaa ,gacanna doorasho ayaan ku qabaneynaa ,mana hakineyno dagaalka cadowga&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":r2ea:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":r2br:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<p dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha geeddi socodka doorashooyinka dalka iyo dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n<p dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa caddeeyay in 56-sanno ka dib, dalka doorasho qof iyo cod ah ay ka dhaceyso, wuxuuna ciidamada BooliIska Soomaaliya ugu baaqay in ay u diyaarawbaan sugidda amniga iyo nabad galyada muuwaadiniinta codeyneysa.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p dir=\"auto\">&#8221; Waxaan ugu hambalyeynayo waxay tahay, diyaargarowga ka muuqda doorashada in ay u diyaargarowbeen amnigeeda sidii ay u sugu lahaayeen, waxaan leeyahay sii xoojiya sii diyaargarowba, Ilaahey idimkiisa dalku doorashadu waa ay ka dhaceysaa haddii uu Alle yiraahdo, 56-sanno ka dib muwaadinka Soomaaliyeed aayihiisa iyo masiirkiisa in gacantiisa ay ku soo noqoto howl aad iyo aad u sahlan ama u dhib yar ma ahan, howshaas waa howl qaran iyo ummadda dhan ay u taagan tahay booliskana intaas ayuu ka mid yahay, laakiin shaqo mucayin oo aan sahlaneyn oo laga yaabo gabdho iyo rag Boolis ah ay naftooda u huraan laga yaabo waaye, kan codeynaya iyo kan codeynta maamula iyo dhammaan ay dareemayaan in ay codeeyaan markaas khatar ku ahayn,&#8221; ayuu yiri madaxweynaha JFS.<\/p>\n<p dir=\"auto\">Dhanka kale, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay la dagaallanka argagixisada, isagoo carabka ku adkeeyay in gacanna ay Khawaarijta kula dagaallamayaan gacanna doorashada lagu qabanayo.<\/p>\n<p dir=\"auto\">&#8220;Gacan Khawaarijta ayaan kula dagaalameynaa ,gacanna doorasho ayaan ku qabaneynaa ,mana hakineyno dagaalka cadowga&#8221; muwaadiniinta wali meelaha argagixisada xukunta jooga xaq ayay u leeyihiin in ay codeeyaan, sidaas daraateed waa in aan ka dulqaadnaa dulinimada argagaxisadu ku dulheyso si qalbi nadiif ah oo dhiiran ugu helaan in ay mustaqbalkooda ugu codeeyaan, waxaan shacabka Soomaaliyeed ka balan qaadnay qof aanay dooran inaan xukumin,&#8221;<\/p>\n<p dir=\"auto\">Ugu dambeyn, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa tilmaamay inaan jirin meel kale oo loo noqonaayo, dalkanna uu leeyahay Dowladda, islamarkaanna aanay ogolaan doonin in arrimaha Soomaaliya dibadda loo qaado. Madaxweynaha ayaa hadalkaan ka jeediyay munaasabadda xuska sanad-guurada 81-aad ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ka qabsoontay magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha geeddi socodka doorashooyinka dalka iyo dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa caddeeyay in 56-sanno ka dib, dalka doorasho qof iyo cod ah ay ka dhaceyso, wuxuuna ciidamada BooliIska Soomaaliya ugu baaqay in ay u diyaarawbaan sugidda amniga iyo nabad galyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":527521,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527520","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527520"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527524,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527520\/revisions\/527524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}