{"id":527431,"date":"2024-12-20T09:00:57","date_gmt":"2024-12-20T06:00:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527431"},"modified":"2024-12-20T09:03:34","modified_gmt":"2024-12-20T06:03:34","slug":"heyadda-msf-oo-warbixin-cusub-ka-soo-saartay-dagaalka-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadda-msf-oo-warbixin-cusub-ka-soo-saartay-dagaalka-gaza\/","title":{"rendered":"Hey\u2019adda MSF oo warbixin cusub ka soo saartay dagaalka Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Warbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad oo muujinaya in ciidanka Israel ay ku dhaqaaqeen isir sifeyn lagu hayo dadka reer Falastiin ee ku sugan dhulalka la heysto ee Gaza.<\/p>\n<p>Warbixintaan oo \u00a0cinwaan looga dhigay Dabinka dhimashada Gaza ama shirqoolka dhimashada ee Gaza waxaa soo gudbiyay dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee qeybta Fransiiska MSF.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda ayaa sheegtay in dadka Falastiiniyiinta lagu hayo duqeymo aan dgammaad laheyn,isla markaana la burburiyay cisbitaaladii halkaasi iyo kaabayaashii biyaha ee deegaanada Gaza.<\/p>\n<p>Kadib duqeyntii ugu dambeysay ee Israa\u2019iil ku qaadday Yemen, afhayeenka Xuutiyiinta ayaa sheegay in dagaalyahannada kooxdu ay diyaar u yihiin dagaal dheer oo ay la galaan Israa\u2019iil si ay u taageeraan Falastiiniyiinta Gaza.<\/p>\n<p>Dhanka kale Israa&#8217;iil ayaa weerar ku qaadday laba iskuul oo ku yaalla magaalada Gaza ,halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 15 falastiiniyiin ah oo ay horay u barakiciyeen dagaalka ka socda Gaza.<\/p>\n<p>Dagaalka Israa\u2019iil ee Gaza waxa uu dilay ugu yaraan 45,129 ,halka uu dhaawac ka soo gaaray 107,338 ,laga soo bilaabo \u00a07 Oktoobar ee 2023.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad oo muujinaya in ciidanka Israel ay ku dhaqaaqeen isir sifeyn lagu hayo dadka reer Falastiin ee ku sugan dhulalka la heysto ee Gaza. Warbixintaan oo \u00a0cinwaan looga dhigay Dabinka dhimashada Gaza ama shirqoolka dhimashada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":527433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527431"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527436,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527431\/revisions\/527436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}