{"id":527200,"date":"2024-12-18T12:53:15","date_gmt":"2024-12-18T09:53:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527200"},"modified":"2024-12-18T12:53:15","modified_gmt":"2024-12-18T09:53:15","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-waxaan-rabnaa-in-xoogga-la-saaro-sidii-baasaboorkeennu-ula-tartami-lahaa-kuwa-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-waxaan-rabnaa-in-xoogga-la-saaro-sidii-baasaboorkeennu-ula-tartami-lahaa-kuwa-caalamka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa \u201cWaxaan rabnaa in xoogga la saaro sidii Baasaboorkeennu ula tartami lahaa kuwa Caalamka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Arbaco, 18 Diseembar 2024: \u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii Baasaboorka Soomaaliga uu u noqon lahaa mid la tartama baasaboorrada kale ee casriga ah ee dunida.<\/p>\n<p>\u201cAgaasimaha cusub ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaa horyaalla shaqooyin badan oo ay kamid tahay hufnaanta Hey\u2019adda, maadaama ay tahay mid kamid ah hey\u2019adaha ugu sarreeya ee bixiya adeegga bulshada, waana halka ay cid walba ka eegayso adeegga ay dowladdu u hayso shacabka Soomaaliyeed\u201d. Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ka hadlayey munaasabad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha cusub ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustaf Sheekh Cali (Dhuxuloow).<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey Agaasimihii hore ee hey\u2019adda shaqadii muhiimka ahayd ee uu dalka u soo qabtay muddadii uu xilka hayey, isaga oo kula dardaarmay agaasimaha cusub ee xilka la wareegay in uu dadaalkiisa galiyo horumarinta iyo tayeynta adeegga ay hey\u2019addu bixiso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Arbaco, 18 Diseembar 2024: \u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii Baasaboorka Soomaaliga uu u noqon lahaa mid la tartama baasaboorrada kale ee casriga ah ee dunida. \u201cAgaasimaha cusub ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaa horyaalla shaqooyin badan oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":527201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527200","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527200"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527202,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527200\/revisions\/527202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}