{"id":527129,"date":"2024-12-18T05:30:27","date_gmt":"2024-12-18T02:30:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527129"},"modified":"2024-12-18T11:43:37","modified_gmt":"2024-12-18T08:43:37","slug":"soomaaliya-iyo-tansaaniya-oo-xoojinaya-xiriirkooda-ka-hor-saxiixa-heshiiska-is-afgaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-tansaaniya-oo-xoojinaya-xiriirkooda-ka-hor-saxiixa-heshiiska-is-afgaradka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Tansaaniya oo Xoojinaya Xiriirkooda Ka Hor Saxiixa Heshiiska Is-Afgaradka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Hamza Haadow , oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Afrika, Cabdulkadir Maxamuud Yuusuf (Burgal), iyo Safiirka Soomaaliya ee Tansaaniya, Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa casho sharaf rasmi ah u sameeyay Kooxda Farsamada Dowladda Tansaaniya ee booqashada ku joogta Muqdisho.<\/p>\n<p>Cashada oo lagu gogol xaadhayay munaasabadda saxiixa Heshiiska Is-Afgaradka (MOU) ee labada dal, oo dhici doonta 19-ka Diseembar, ayaa noqotay fursad ay labada dhinac ku yeeshaan wadahadallo miro-dhal ah, is-weydaarsadaan salaan iyo khibrado kala duwan. Kulankani wuxuu xoojiyay fahamka labada dhinac, isagoo aasaas adag u dhigay iskaashi dhow oo dhexmara labada waddan.<\/p>\n<p>Munaasabaddan ayaa muujinaysa sida ay Soomaaliya uga go&#8217;an tahay dhisidda iskaashi waara oo ay la yeesho Tansaaniya, taas oo horseedi doonta horumar wadajir ah, iskaashi goboleed iyo xiriir diblomaasiyadeed oo qoto dheer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Hamza Haadow , oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Afrika, Cabdulkadir Maxamuud Yuusuf (Burgal), iyo Safiirka Soomaaliya ee Tansaaniya, Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa casho sharaf rasmi ah u sameeyay Kooxda Farsamada Dowladda Tansaaniya ee booqashada ku joogta Muqdisho. Cashada oo lagu gogol xaadhayay munaasabadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":527130,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527129","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527129"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527198,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527129\/revisions\/527198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}