{"id":527126,"date":"2024-12-18T05:25:44","date_gmt":"2024-12-18T02:25:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527126"},"modified":"2024-12-18T05:25:44","modified_gmt":"2024-12-18T02:25:44","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-sheekh-muuse-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-sheekh-muuse-cadde\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SHEEKH MUUSE CADDE"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho, SONNA ; Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Sheekh Muuse Nuur &#8220;Sheekh Muuse Cadde&#8221; oo ka mid ah culimmada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorka Sheekhu uu ku lahaa wax-barista, wacdiga, waaninta iyo faafinta cilmiga shareecada ee geyiga Soomaaliyeed, isagoo xusay dhaqammadii wanaagsanaa ee uu ku tilmaamnaa Marxuumku.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh ayaa Alle uga rajeeyey Sheekh Muuse Cadde in uu hooygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qaraabada, culumaa&#8217;uddiinka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uuka baxay.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, SONNA ; Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Sheekh Muuse Nuur &#8220;Sheekh Muuse Cadde&#8221; oo ka mid ah culimmada Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorka Sheekhu uu ku lahaa wax-barista, wacdiga, waaninta iyo faafinta cilmiga shareecada ee geyiga Soomaaliyeed, isagoo xusay dhaqammadii wanaagsanaa ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":527127,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527126","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527126"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527128,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527126\/revisions\/527128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/527127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}