{"id":527002,"date":"2024-12-16T13:12:06","date_gmt":"2024-12-16T10:12:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=527002"},"modified":"2024-12-16T13:16:23","modified_gmt":"2024-12-16T10:16:23","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudah-oo-baaq-nabadeed-u-dirtay-dhinacyada-ku-dagaalamayo-magaallada-ceerigaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudah-oo-baaq-nabadeed-u-dirtay-dhinacyada-ku-dagaalamayo-magaallada-ceerigaabo\/","title":{"rendered":"\u00a0Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka ka socda magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS\u00a0 ayaa baaq nabadeed u direysa beelaha walaalaha ah ee colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa dhinacyada dagaalamay loogu baaqay in si shuruud.la&#8217;aan ah ay ku joojiyaan colaada sababtay khasaaraha isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac,wax walbana lagu dhameeyo wada hadal.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa dagaallo u dhaxeeyo laba beelood oo walaala ah waxa uu ka socday magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag,kaa oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-527003 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241216-WA0048.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1398\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241216-WA0048.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241216-WA0048-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241216-WA0048-791x1024.jpg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241216-WA0048-768x994.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241216-WA0048-860x1113.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS\u00a0 ayaa baaq nabadeed u direysa beelaha walaalaha ah ee colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa dhinacyada dagaalamay loogu baaqay in si shuruud.la&#8217;aan ah ay ku joojiyaan colaada sababtay khasaaraha isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac,wax walbana lagu dhameeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":508107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-527002","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=527002"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":527007,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/527002\/revisions\/527007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=527002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=527002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=527002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}