{"id":526933,"date":"2024-12-15T11:15:35","date_gmt":"2024-12-15T08:15:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526933"},"modified":"2024-12-15T14:38:44","modified_gmt":"2024-12-15T11:38:44","slug":"shirweynaha-meertada-15-aad-ee-ururka-caalamiga-ah-ee-daraasaadka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-meertada-15-aad-ee-ururka-caalamiga-ah-ee-daraasaadka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo daah-furay shirweynaha meertada 15-aad ee Daraasaadka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, kaasi oo maanta Muqdisho lagu qabtay muddo 35 sanno ah kaddib.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa dul istaagay ahmiyadda ay dowlad-dhiska iyo sookabashada Qaranka Soomaaliyeed ay u leedahay, in hab cilmiyeysan loo darso caqabadaha ku gudban horumarka dowladnimo, dhaqaale iyo aqoon ee Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo tilmaamay in ay dowladda ka go\u2019an tahay, garab istaagga Aqoonyahannada iyo cilmi baarayaasha Soomaaliyeed, si xal waara loogu helo mushkiladaha hortaagan isku filnaanshaha dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cHalganka dowlad-dhiska ee aan kusoo jirnay tan iyo burburkii, mar waliba waxaan dareemeynay maqnaanshaha kaalinta mufakiriinta Soomaaliyeed ee si dhab ah u darsilahaa mushkiladaha na haysta, nasiib wanaag Shirkan, waxa uu kusoo aaday waqtigii ugu mudnaa oo ay tahay in aan uga faa\u2019iideysanno si dhaqsi leh\u201d.<\/p>\n<p>Shirweynaha meertada 15-aad ee Ururka caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, oo markiisii ugu horreysay la qabtay sanadkii 1979-kii ayaa sanadkan waxaa ka qayb galaya, in ka badan 400 oo ergo ah, kuwaasi oo isugu jira aqoonyahanno Soomaaliyeed, cilmi baarayaal caalami ah iyo qaar kamid ah mas&#8217;uuliyiinta Jaamacadaha geeska Afrika, waxaana gabagabada Shirkan laga soo saaridoona, Daraasado ku saabsan horumarinta Mujtamaca Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa ka qeybgalaya dhamaan qeybaha kale duwan Bahda Waxbarashada, Aqoonyahanno isaga kala yimid guud ahaan dalka iyo dibadiisa, iyadoo lagu soo bandhigayo guulaha laga gaaray daraasaadka Soomaaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-526934 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250402257-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-526935 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250389407-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-526936 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250392226-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-526939 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/FB_IMG_1734250394756-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, kaasi oo maanta Muqdisho lagu qabtay muddo 35 sanno ah kaddib. Madaxweyne Xasan ayaa dul istaagay ahmiyadda ay dowlad-dhiska iyo sookabashada Qaranka Soomaaliyeed ay u leedahay, in hab cilmiyeysan loo darso caqabadaha ku gudban horumarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":526936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526933","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526933"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526951,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526933\/revisions\/526951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}