{"id":526815,"date":"2024-12-13T19:44:05","date_gmt":"2024-12-13T16:44:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526815"},"modified":"2024-12-13T19:44:05","modified_gmt":"2024-12-13T16:44:05","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-gaar-ah-la-qaatay-madaxa-ugu-sarreeya-hayadda-usaid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-gaar-ah-la-qaatay-madaxa-ugu-sarreeya-hayadda-usaid\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA oo kulan gaar ah la qaatay Madaxa ugu sarreeya Hay\u2019adda USAID"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\"><strong>Muqdisho, (SONNA):<\/strong> Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Madaxa ugu sarreeya Hay\u2019adda USAID xafiiskeeda Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen Masuuliyiin kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn ee ka dhaxeya SoDMA iyo USAID, sidii looga guul gaari lahaa barnaamijka haqab-tirka cuntada kaasoo ah mashruuc ay maalgelinayso dowladda Mareykanka gaar ahaan Hay\u2019adda Gargaarka Maraykanka (USAID) iyo qodobo kale oo muhiim ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiyaha ayaa Dowladda Maraykanka iyo Hay\u2019adda USIAD uga mahadceliyay taageerada ku aaddan dowlad dhiska, hormarinta iyo bani\u2019aadannimo ee ay muddada fog la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Madaxa ugu sarreeya Hay\u2019adda USAID xafiiskeeda Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen Masuuliyiin kale. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn ee ka dhaxeya SoDMA iyo USAID, sidii looga guul gaari lahaa barnaamijka haqab-tirka cuntada kaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":526816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526815","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526815"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526817,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526815\/revisions\/526817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}