{"id":526807,"date":"2024-12-13T16:59:19","date_gmt":"2024-12-13T13:59:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526807"},"modified":"2024-12-13T16:59:19","modified_gmt":"2024-12-13T13:59:19","slug":"guddoomiye-madaale-oo-hoygiisa-kulan-qado-sharafeed-ugu-sameeyay-guddoomiyaha-cusub-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-oo-hoygiisa-kulan-qado-sharafeed-ugu-sameeyay-guddoomiyaha-cusub-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale oo hoygiisa kulan qado sharafeed ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\"><strong>Muqdisho, (SONNA):<\/strong> Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hoygiisa kulan qado sharafeed iyo soo dhaweyn ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kulanka ayaa intiisa badan waxa uu daarnaa soo dhaweyn iyo kala xog-qaadasho, iyadoona labada mas\u2019uul ay is-dhaafsadeen tallooyin ku aadan Horumarada ka jira Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka iyo howlaha hortabinta u leh Gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hoygiisa kulan qado sharafeed iyo soo dhaweyn ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.\u00a0 Kulanka ayaa intiisa badan waxa uu daarnaa soo dhaweyn iyo kala xog-qaadasho, iyadoona labada mas\u2019uul ay is-dhaafsadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":526808,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526807","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526807","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526807"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526809,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526807\/revisions\/526809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}