{"id":526742,"date":"2024-12-12T21:43:30","date_gmt":"2024-12-12T18:43:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526742"},"modified":"2024-12-12T22:11:22","modified_gmt":"2024-12-12T19:11:22","slug":"madaxweynaha-shiinaha-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-marwo-hodan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-shiinaha-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-marwo-hodan\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Shiinaha oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Marwo Hodan"},"content":{"rendered":"<p>Beijing (SONNA) &#8211; Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-12-2024, Danjiraha Soomaaliya ee Dalwaynaha Shiinaha Danjire Marwo Amb Hodan Cismaan Cabdi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping si rasmiya uga guddoomey waraaqihii aqoonsiga.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay ahayd dalkii ugu horeeyey ee ku yaal Bariga Afrika ee aqoonsada dalka Shiinaha sanadkii 1960-kii, ilaa hadana ku naaloonaya xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ganacsiga labada dal oo ah xiiriir taariikhiya kuna qotoma wax wada qabsi.<\/p>\n<p>Bishii September ee sanadkaan intii uu socday Shirwaynihii Shiinaha iyo Afrika, ayaa sare loo qaaday xiriirka labada dal oo la gaarsiiyey heer istaraatiiji ah taas oo sii xoojineysa wada shaqaynta iyo iskaashiga labada dhinac.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-526743\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0008.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"624\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0008.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0008-300x183.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0008-768x468.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0008-860x524.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-526744\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0009.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0009.jpg 624w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241212-WA0009-300x183.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beijing (SONNA) &#8211; Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-12-2024, Danjiraha Soomaaliya ee Dalwaynaha Shiinaha Danjire Marwo Amb Hodan Cismaan Cabdi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping si rasmiya uga guddoomey waraaqihii aqoonsiga. Soomaaliya waxay ahayd dalkii ugu horeeyey ee ku yaal Bariga Afrika ee aqoonsada dalka Shiinaha sanadkii 1960-kii, ilaa hadana ku naaloonaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":526744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526742","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526742"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526766,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526742\/revisions\/526766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}