{"id":526698,"date":"2024-12-12T15:19:12","date_gmt":"2024-12-12T12:19:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526698"},"modified":"2024-12-12T15:19:12","modified_gmt":"2024-12-12T12:19:12","slug":"dufcaddii-ugu-horreysay-oo-u-fariisatay-imtixaanka-diploma-sare-ee-diblomaasiyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dufcaddii-ugu-horreysay-oo-u-fariisatay-imtixaanka-diploma-sare-ee-diblomaasiyadda\/","title":{"rendered":"Dufcaddii ugu horreysay oo u fariisatay imtixaanka Diploma Sare ee Diblomaasiyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Waxaa Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarrada ee Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Ka qabsoomay Imtixaanka tijaabada Dufcadii ugu horeysay ee loo qaadanayo Diploma sare dhanka Diplumaasiyada oo uu Mac-hadku bilaabayo Bishan gudaheeda.<\/p>\n<p>Imtixaankaan ayaa waxaa ka qeyb galay arday tiradadoodu dhan tahay 40 arday oo ka kala socday shaqaalaha Wasaarada Arimaha Dibada iyo Hay&#8217;adaha kale ee Dowladda.<\/p>\n<p>Munaasibada waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Machadka Danjire Abdulqadir Amin Sheikh, Agaasime ku xigeenka Machadka Prof Abdiqani Hassan Abdulkadir iyo dhammaan Howl Wadeenada Machadka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaana la filayaa in si deg deg ah loo soo saari doonaa Natiijada Imtixaanka, iyadoo intaas kadib Qorshuhu yahay in Ardayda Baasta ay si toos u bilaabi doonaan Macadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Waxaa Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarrada ee Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Ka qabsoomay Imtixaanka tijaabada Dufcadii ugu horeysay ee loo qaadanayo Diploma sare dhanka Diplumaasiyada oo uu Mac-hadku bilaabayo Bishan gudaheeda. Imtixaankaan ayaa waxaa ka qeyb galay arday tiradadoodu dhan tahay 40 arday oo ka kala socday shaqaalaha Wasaarada Arimaha Dibada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":526699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526698","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526700,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526698\/revisions\/526700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}