{"id":526689,"date":"2024-12-12T11:08:50","date_gmt":"2024-12-12T08:08:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526689"},"modified":"2024-12-12T11:08:50","modified_gmt":"2024-12-12T08:08:50","slug":"golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-magacaabista-agaasimaha-guud-ee-heyadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-magacaabista-agaasimaha-guud-ee-heyadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho, (SONNA):<\/strong> Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo ku saabsan magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.<\/p>\n<p>Xilka Agaasimaha Guud ayaa loo magacaabay Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladda ku xoojinayso hay\u2019adaha amniga iyo socodsiinta shaqooyinka muhiimka ah ee waajibaadka qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo ku saabsan magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Xilka Agaasimaha Guud ayaa loo magacaabay Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow. Go\u2019aankan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladda ku xoojinayso hay\u2019adaha amniga iyo socodsiinta shaqooyinka muhiimka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":526690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526691,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526689\/revisions\/526691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}