{"id":526646,"date":"2024-12-11T13:25:01","date_gmt":"2024-12-11T10:25:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526646"},"modified":"2024-12-11T13:25:01","modified_gmt":"2024-12-11T10:25:01","slug":"agaasimaha-guud-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-faray-saraakiisha-in-shacabka-loo-fududeeyo-adeega-baasaboor-bixinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-faray-saraakiisha-in-shacabka-loo-fududeeyo-adeega-baasaboor-bixinta\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo faray saraakiisha in shacabka loo fududeeyo adeega baasaboor bixinta"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\"><strong>Muqdisho, (SONNA):<\/strong> Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Ahmed Said Mohamed oo manta kulan gaar ah kula qaatay Saraakiisha ka howlgasha xafiiska Baasaboor bixinta ee xarunta shaqaalaha ayaa faray saraakiisha in la dardargeliyo howlaha baasaboor bixinta, isla markaana waxa uu saraakiisha ku booriyay in muwaadiniinta loo fududeeyo adeega loo haayo, loona turo dadka jilicsan oo soo doonto adeegga baasaboor bixinta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale, Agaasimaha Guud ayaa faray saraakiisha in la ilaaliyo habraacyadda shaqada xooggana la saaro hufnaanta iyo isla xisaabtanka howlaha shaqo, waxuuna sidoo kale ku booriyay in la ilaaliyo kala dambaynta, anshaxa iyo shaqo wanaaga.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Ahmed Said Mohamed oo manta kulan gaar ah kula qaatay Saraakiisha ka howlgasha xafiiska Baasaboor bixinta ee xarunta shaqaalaha ayaa faray saraakiisha in la dardargeliyo howlaha baasaboor bixinta, isla markaana waxa uu saraakiisha ku booriyay in muwaadiniinta loo fududeeyo adeega loo haayo, loona turo dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":526647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526646","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526648,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526646\/revisions\/526648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}