{"id":526624,"date":"2024-12-11T11:04:14","date_gmt":"2024-12-11T08:04:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526624"},"modified":"2024-12-11T11:04:14","modified_gmt":"2024-12-11T08:04:14","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyay-magaalada-baghdad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyay-magaalada-baghdad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Baghdad, (SONNA):<\/strong> Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad ee Dalka Ciraaq Halkaas oo u joogo Howlo Shaqo.<\/p>\n<p>Wafdiga wasiirka oo gaaray Magaalada Baghdad ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Bagdhad kusoo dhaweeyay Dhiggiisa Ciraaq isagoo maalmaha soo aadan ka gayb galaya Meertada 61-aad ee Golaha Wasiirada Caafimaadka ee Jaamacada Carabta, iyadoo Soomaaliya ay tahay xubin muhiim oo ka tirsan Golahan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa inta uu ku suganyahay Dalka Ciraaq waxa uu kulan doceedyo loogu qareemayo horumarinta caafimaadka la yeelan doonaa dhigiisa dalalka ku bahoobay jaamacada Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baghdad, (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad ee Dalka Ciraaq Halkaas oo u joogo Howlo Shaqo. Wafdiga wasiirka oo gaaray Magaalada Baghdad ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Bagdhad kusoo dhaweeyay Dhiggiisa Ciraaq isagoo maalmaha soo aadan ka gayb galaya Meertada 61-aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":526626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526624","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526628,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526624\/revisions\/526628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}