{"id":526573,"date":"2024-12-10T16:35:46","date_gmt":"2024-12-10T13:35:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526573"},"modified":"2024-12-10T16:35:46","modified_gmt":"2024-12-10T13:35:46","slug":"wasiir-biixi-oo-shir-ku-saabsan-dhaqaalaha-afrika-uga-qaybgalay-marocco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-biixi-oo-shir-ku-saabsan-dhaqaalaha-afrika-uga-qaybgalay-marocco\/","title":{"rendered":"Wasiir Biixi oo shir ku saabsan dhaqaalaha Afrika uga qaybgalay Marocco"},"content":{"rendered":"<p>Casablanca (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay dood heer keedu sareeyo oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika iyo aqoon yahano ku xeel-dheer arrimaha dhaqaalaha, dooddaas oo diiradda lagu saaray arrimaha deymaha iyo sidii maalgalin u heli lahaayeen dalalka gobolka, xili maalinkii 2-aad uu soconayo shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika (\ud835\udc00\ud835\udc1f\ud835\udc2b\ud835\udc1c\ud835\udc1a \ud835\udc05\ud835\udc22\ud835\udc27\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1c\ud835\udc22\ud835\udc1a\ud835\udc25 \ud835\udc12\ud835\udc2e\ud835\udc26\ud835\udc26\ud835\udc22\ud835\udc2d) oo lagu qabanayo magaalada Casablanca ee Boqortooyada Morocco.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa la wadaagay ka qeyb galayaashii doodda iyo dhageystayaashii madasha fadhiyay waayo-aragnimada Dowladda Soomaaliya ee waddadii deyn cafinta, xilli ay sare u kaceen dalalka deymaha lagu leeyahay ee qaaradda Afrika , ku waas oo qaar kood hada ku guda jira dariiqii ay Dowladda Soomaaliya ee martay ee hannaanka loo yaqaano HIPC.<\/p>\n<p>Doodda oo su\u2019aalo muhiim ah lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyay habkii ay Dowladda Soomaaliya uga go\u2019neyd ka gudbidda dhammaan shuruudihii la hor dhigay iyo dadaalka Wasaaradda Maaliyadda ee sare u qaadidda dakhliga gudaha, dib-u-habeynta hey\u2019adaha Maaliyadda, nidaamka hufnaanta iyo Maamul-Wanaagga Maaliyadda, ku waas oo ahaa mudnaanta koowaad ee Wasaaradda iyo guud ahaan hey\u2019adaha kale Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-526574\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0007.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-526575\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0005-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"688\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0005-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0005-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0005-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241210-WA0005-1-860x616.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Casablanca (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay dood heer keedu sareeyo oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika iyo aqoon yahano ku xeel-dheer arrimaha dhaqaalaha, dooddaas oo diiradda lagu saaray arrimaha deymaha iyo sidii maalgalin u heli lahaayeen dalalka gobolka, xili [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":526574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526573","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526576,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526573\/revisions\/526576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}