{"id":526558,"date":"2024-12-10T14:42:18","date_gmt":"2024-12-10T11:42:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526558"},"modified":"2024-12-10T14:42:18","modified_gmt":"2024-12-10T11:42:18","slug":"danjiraha-jfs-ee-shiinaha-kulan-la-qaadatay-ergeyga-gaarka-ah-ee-dowladda-shiinaha-u-qaabilsan-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-jfs-ee-shiinaha-kulan-la-qaadatay-ergeyga-gaarka-ah-ee-dowladda-shiinaha-u-qaabilsan-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"Danjiraha JFS ee Shiinaha kulan la qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Beijing(SONNA):-Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta magaalada Beijing kulan kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Ambassador Xue Bing.<\/p>\n<p>Danjire Hodan Cusmaan Cabdi iyo Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal, sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istraatijika ah, loona sii horumarin lahaa xasiloonidda and horumarka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beijing(SONNA):-Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta magaalada Beijing kulan kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Ambassador Xue Bing. Danjire Hodan Cusmaan Cabdi iyo Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal, sidii loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":526559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526560,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526558\/revisions\/526560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}