{"id":526507,"date":"2024-12-09T21:51:37","date_gmt":"2024-12-09T18:51:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526507"},"modified":"2024-12-09T21:51:37","modified_gmt":"2024-12-09T18:51:37","slug":"taliyaha-boliiska-soomaaliyeed-oo-la-kulmay-safiirka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-boliiska-soomaaliyeed-oo-la-kulmay-safiirka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo la kulmay safiirka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Safiirka dowlada Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka wada hadlay dadaalada loogu jiro sidii dalka looga xorayn lahaa Khawaarijta iyo dib u dhiska ciidanka Boliiska.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">S\/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya danjire Richard H. Riley oo yeeshay kulan miro dhal ah waxey si gaar ah uga wada hadleen dadaalada xoogan ee dalkeena looga xoreynayo khawaarijta, dib u dhiska Boliiska iyo qorshaha socda ee bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo sidii ciidan Boliis ah goobahaasi loogu wareejin lahaa.<\/p>\n<p>Maraykanku wuxuu dalka Soomaaliya u yahay saaxiib muhiim ah, wuxuuna kaalin mug leh ka qaataa taageeridda dadaallada loogu jiro sidii dalka Soomaaliya u noqon lahaa mid cagahiisa dib isugu taaga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Safiirka dowlada Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka wada hadlay dadaalada loogu jiro sidii dalka looga xorayn lahaa Khawaarijta iyo dib u dhiska ciidanka Boliiska. S\/Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya danjire Richard H. Riley oo yeeshay kulan miro dhal ah waxey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":526508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526507","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526509,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526507\/revisions\/526509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}