{"id":526439,"date":"2024-12-08T18:07:14","date_gmt":"2024-12-08T15:07:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526439"},"modified":"2024-12-08T18:07:14","modified_gmt":"2024-12-08T15:07:14","slug":"sheekh-cali-wajiis-khawarijta-soomaaliya-joogta-waa-kuwo-aad-xagjir-u-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sheekh-cali-wajiis-khawarijta-soomaaliya-joogta-waa-kuwo-aad-xagjir-u-ah\/","title":{"rendered":"Sheekh Cali Wajiis &#8220;Khawarijta Soomaaliya joogta waa kuwo aad xagjir u ah,&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":rcf3:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliya lana hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay falalka gurracan ee Khawaarijta iyo dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Khawaarijta joogta Soomaaliya ay yihiin kuwo aad xagjir u ah marka loo fiiriyo kuwa dunida kale ka jira oo badankooda fikirkaas ka tanaasulay.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wuxuu sheegay Sheekha in Khawaarijta joogta adduunka dhammaan ay isku wada xiran yihiin, balse waxa cajiibka ah ay tahay in ay kooxihii Al-Qaaidda ee ku kala firiirsaneyd caalamka kulligood ay ka toobad keeneen falalkii gurracnaa ee ay ku foognaayeen,islamarkaana ay dagaallada joojiyeen dadkoodana dib ay ula heshiiyeen, isagoo hadalkiisa intaasi raaciyay in kooxda Khawaarijta Al-shabaab-Soomaaliya kaliya ay ka hareen.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div id=\":rcf4:\" class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x6s0dn4 x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6 xh8yej3\" data-ad-rendering-role=\"media-image\">\n<div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">&#8221;Khawaarijta Adduunka oo dhan waa ay isku wada xiran yihiin oo, waxaa cajiib ah furuucdii Al-Qaa&#8217;idda ee ku kala firirsaneyd caalamka, ururkaas ku jiray dhammaan furuucdii ku jirtay caalamka joogtay kulligood waa ka toobad keeneen fikirkaas weyna ka hareen, dagaalladana waa ay joojiyeen mushtamacaadkooda dib ula heshiiyeen ilaa kooxda Soomaaliya joogta maahinee, kuwa Soomaaliya kaliya ayaa fikirka aad ugu dheggan waliba xagjir ku ah,sababtana wax kale ma ahinee, iyaga fikirkooda fikir waddani ah oo dalka ka yimid ma ahan niman adduunka ka soo cararay iyo kuwo kale oo gobollo fog fog jooga oo koonfurta Soomaaliya degganaasho u ogoleyn ayaa maalgelin jiray, marka waa mashruuc ku dhisan xaqdi, cadowtinimo iyo Soomaaliya in dowladnimo loo diidan yahay,,&#8221;.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Cadowtinimada kooxda KHawaarijta Al-shabaab ayaa laga garan karaa camburinta, argagax gelinta iyo dilalka joogtada ah ay ku hayso shacabka Soomaaliya iyo bur burinta goobaha cibaadada sida Masaajidda, Dugsiyada Qur\u2019aanka iyo goobaha kale ee lagu barto diinteena Islaamka.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliya lana hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay falalka gurracan ee Khawaarijta iyo dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Khawaarijta joogta Soomaaliya ay yihiin kuwo aad xagjir u ah marka loo fiiriyo kuwa dunida kale ka jira oo badankooda fikirkaas ka tanaasulay. Wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":526440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526439","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526439"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526441,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526439\/revisions\/526441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}