{"id":526358,"date":"2024-12-08T09:20:01","date_gmt":"2024-12-08T06:20:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526358"},"modified":"2024-12-08T09:34:45","modified_gmt":"2024-12-08T06:34:45","slug":"mucaaradka-syria-oo-ku-dhawaaqay-in-dimishiq-ay-ka-xorowday-bashaar-al-assad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mucaaradka-syria-oo-ku-dhawaaqay-in-dimishiq-ay-ka-xorowday-bashaar-al-assad\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Syria oo ku dhawaaqay in Dimishiq ay ka xorowday Bashaar Al-Assad"},"content":{"rendered":"<p>Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa sheegay in dagaalyahanadooda ay qabsadeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq,isla markaana\u00a0 madaxweyne Bashaar Al-Asadna uu u baxsaday meel aan la garaneyn.<\/p>\n<p>Taliyaha Hayat Tahrir al-Sham, Abu Mohammed al-Julani, ayaa sheegay in dhammaan mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha dawliga ah ay sii shaqeyn doonaan ilaa inta si rasmi ah looga wareejinaayo xilalkaasi.<\/p>\n<p>hadaladaan ayaa imaanaya saacado kadib markii kooxaha mucaaradka ay qabsadeen magaalooyin dhowr ah oo ay weerar culus ku qaadeen,waxaana warku intaa ku daray in ciidamada mucaaradka amar lagu siiyay in ay ilaalaiyaan xarumaha muhiimka ah ee laga fuliyo adeegga dadweynaha iyo kuwa dowladda.<\/p>\n<p>Xaaladda Magaalada caasimadda ah waxay ku soo noqotay sidii caadiga aheyd,waxaana jira dad badan oo mucaaradka ay ka sii daayeen xabsida.<\/p>\n<p>Qatar, Saudi Arabia, Jordan, Masar, Iraq, Iran, Turkey iyo Russia ayaa goor hore oo xalay ah soo saaray bayaan wadajir ah, iyagoo ku tilmaamay xiisadda Suuriya inay tahay horumar halis ah ,waxayna \u00a0ku baaqeen in xal siyaasadeed la gaaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa sheegay in dagaalyahanadooda ay qabsadeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq,isla markaana\u00a0 madaxweyne Bashaar Al-Asadna uu u baxsaday meel aan la garaneyn. Taliyaha Hayat Tahrir al-Sham, Abu Mohammed al-Julani, ayaa sheegay in dhammaan mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha dawliga ah ay sii shaqeyn doonaan ilaa inta si rasmi ah looga wareejinaayo xilalkaasi. hadaladaan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":526360,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526358","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526358"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526370,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526358\/revisions\/526370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}