{"id":526326,"date":"2024-12-07T18:33:03","date_gmt":"2024-12-07T15:33:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526326"},"modified":"2024-12-07T18:33:46","modified_gmt":"2024-12-07T15:33:46","slug":"shacabka-gobolka-gedo-oo-taageeray-goaanka-dowladda-ee-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shacabka-gobolka-gedo-oo-taageeray-goaanka-dowladda-ee-jubbaland\/","title":{"rendered":"Shacabka Gobolka Gedo oo taageeray go&#8217;aanka Dowladda ee Jubbaland"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":ra55:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Banaanbax lagu taageerayo qorshaha Dowladda Soomaaliya ee Jubbaland ayaa ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaas oo ay isugu soo baxeen bulshada qeybaheeda kala duwan.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Shacabka isku soo baxay ayaa si weyn u diiday is doorashadii madaxweynihii hore ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo faragelinta iyo iska horkeenka beelaha ay Dowladda Itoobiya ka waddo gobolkaas.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Anagoo odayaashii dhaqanka ah, maanta waxaynu marxabeyneynaa oo taageereynaa go&#8217;aanka ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah Jubbaland, go&#8217;aanka labada Aqal ee Baarlamaanka ay ku ansixiyeen heshiiska doorasho ee qof iyo cod iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed,&#8217; ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha dhaqanka oo ka hadlayay madasha bannaanbaxa.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka go&#8217;an tahay qabashada doorasho qof iyo cod ah,islamarkaana cid walba oo ay qusaysana aan maslaxno.<\/div>\n<div id=\":ra56:\" class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x6s0dn4 x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6 xh8yej3\" data-ad-rendering-role=\"media-image\">\n<div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Banaanbax lagu taageerayo qorshaha Dowladda Soomaaliya ee Jubbaland ayaa ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaas oo ay isugu soo baxeen bulshada qeybaheeda kala duwan. Shacabka isku soo baxay ayaa si weyn u diiday is doorashadii madaxweynihii hore ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo faragelinta iyo iska horkeenka beelaha ay Dowladda Itoobiya ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":526327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526326"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526329,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526326\/revisions\/526329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}