{"id":526323,"date":"2024-12-07T18:14:26","date_gmt":"2024-12-07T15:14:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526323"},"modified":"2024-12-07T18:14:26","modified_gmt":"2024-12-07T15:14:26","slug":"ciidamadii-jubbaland-ee-ku-soo-biiray-ciidanka-xoogga-dalka-oo-darajooyin-ciidan-loo-xiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamadii-jubbaland-ee-ku-soo-biiray-ciidanka-xoogga-dalka-oo-darajooyin-ciidan-loo-xiray\/","title":{"rendered":"Ciidamadii Jubbaland ee ku soo biiray Ciidanka Xoogga Dalka oo Darajooyin Ciidan loo xiray"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":ra3s:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Cutubyo ka tirsan ciidamada Dowlad gobolleedka Jubbaland oo dhawaan ku soo biiray ciidanka Qaranka, kuwaas oo dhawaan loo soo qaaday magaalada Muqdisho ayaa maanta la dalacsiiyay loona xiray darajooyin ciidan.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ciidamadan ayaa dhammaantood waxay dalacsiiyay heerarka kala duwan ee daroojyinka ciidamada xoogga dalka,qaar ka mid ah saraakiisha Jubbaland ee dhawaan ku soo biiray ciidanka qaranka ee maanta dalacay oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay aad ugu mahadceliyeen madaxda qaranka, iyagoo tilmaamay in ay maanta ku faraxsan yihiin in ay yihiin ciidanka Qaran oo u adeegaya ummaddooda.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Waxaan lee nahay saaxiibadeennu numbarkii xoogga ayaa helnay, darajadaanii baanu helnay, qof kasta wixii uu mudnaa buu helay, saaxiibayaal soo dhowaada oo imaada ku soo biira Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dowladdu wey guda-ballaaran tahay qof kasta meeshuu kaga soo hagaaguu ka dhargayaa,&#8221;.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Korneyl Maslax oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Qaranka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay, islamarkaana u xiray darajooyinka ciidan ayaa tilmaamay in ciidankan ku soo biiray xoogga dalka looga baahan yahay in ay shacabkooda ugu adeegaan si daacad ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, ciidamada maanta dalacay ayaa saaxiibadoodii ay ka soo tageen ugu baaqay in ay ku soo biiraan ciidamada Xoogga Dalka si ay u helaan xuquuqda ay lahaayeen oo muddo fog aysan helin.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Cutubyo ka tirsan ciidamada Dowlad gobolleedka Jubbaland oo dhawaan ku soo biiray ciidanka Qaranka, kuwaas oo dhawaan loo soo qaaday magaalada Muqdisho ayaa maanta la dalacsiiyay loona xiray darajooyin ciidan. Ciidamadan ayaa dhammaantood waxay dalacsiiyay heerarka kala duwan ee daroojyinka ciidamada xoogga dalka,qaar ka mid ah saraakiisha Jubbaland ee dhawaan ku soo biiray ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":526324,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526323","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526325,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526323\/revisions\/526325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}