{"id":526319,"date":"2024-12-07T17:58:30","date_gmt":"2024-12-07T14:58:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526319"},"modified":"2024-12-07T17:58:59","modified_gmt":"2024-12-07T14:58:59","slug":"dowladda-oo-muqdisho-ka-soo-dejisay-dhallinyaradii-laga-soo-badbaadiyey-xeebaha-madagascar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-muqdisho-ka-soo-dejisay-dhallinyaradii-laga-soo-badbaadiyey-xeebaha-madagascar\/","title":{"rendered":"Dowladda oo Muqdisho ka soo dejisay dhallinyaradii laga soo badbaadiyey xeebaha Madagascar"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\":raf6:\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka soo dejisay ku dhwaad 100- dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay xeebaha Jaziiradda Madagascar,kuwaas oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay ku soo dhoweeyeen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Dowladda.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Qaar ka mid ah Dhallinyarada dib loo soo celiyay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin dib ugu soo noqoshada dalkooda, waxayna tilmaameen in ay dhibaato badan kala soo kulmeen safarkoodii Badda, islamarkaanaa dooni ay saarnaayeen dad gaaraya 70-Qof ay ku qalimatay Badda Jaziiradda Madasgarcar.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221;13-maalin ayaa waxaan ku jirnay Badda annagoo doomanka ay naga fariisteen, bilaa darawal ah, matooradana ay naga halaabeen, Alxamdullilaah Illaah baa naga soo badbaadiyay, Dowladdeenna iyo Dowladda Madagascar aad ayaan uga mahadcelineynaa,&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah dhallinyaradii la soo badbaadiya oo dareen hadlayay.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarad gaar ah u dirtay dhallinyaradii Soomaaliyeed ee laga soo badbaadiyey xeebaha dalka Madagascar, halkaas oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 20 qof.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka soo dejisay ku dhwaad 100- dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay xeebaha Jaziiradda Madagascar,kuwaas oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay ku soo dhoweeyeen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Dowladda. Qaar ka mid ah Dhallinyarada dib loo soo celiyay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":526320,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526319","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526319\/revisions\/526322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}