{"id":526316,"date":"2024-12-07T14:16:02","date_gmt":"2024-12-07T11:16:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526316"},"modified":"2024-12-07T14:16:02","modified_gmt":"2024-12-07T11:16:02","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-caddaaladdu-nolosha-waxa-ay-kaga-jirtaa-door-muhiim-ah-dhaqaale-ahaan-iyo-bulsho-ahaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-caddaaladdu-nolosha-waxa-ay-kaga-jirtaa-door-muhiim-ah-dhaqaale-ahaan-iyo-bulsho-ahaan\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamsa \u201cCaddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caddaaladdu ay laf-dhabar u tahay nolosha bulshada, haddii aan si wadajir ah looga shaqeynna aan la gaari karin wax horumar ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay ahmiyadda ay leedahay in la helo xeerar iyo sharciyo dhammeystiran oo hagaya hannaanka caddaaladda dalka, si ay bulshadu u helaan garsoor loo wada siman yahay.<\/p>\n<p>\u201cCaddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan, bulsho ahaan, amni ahaan iyo hoggaan ahaan intaba, waa arrin muhiim ah, waxa ayna la xiriirtaa xuquuqda iyo runta oo la caddeeyo, iyada oo aan dadka loo kala sarrey siineyn midab, qabiil iyo awood midna\u201d. Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uga mahadceliyey Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka ka shaqeynta istaraatiijiyadda Qaran, ayaa kula dardaarmay bahda garsoorka dalka in ay si siman ugu adeeggaan dadka Soomaaliyeed, isla markaana laga fogaado wax walba oo keeni kara eex iyo ku takrifal awooddeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caddaaladdu ay laf-dhabar u tahay nolosha bulshada, haddii aan si wadajir ah looga shaqeynna aan la gaari karin wax horumar ah. Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay ahmiyadda ay leedahay in la helo xeerar iyo sharciyo dhammeystiran oo hagaya hannaanka caddaaladda dalka, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":526317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526316","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526318,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526316\/revisions\/526318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}