{"id":526281,"date":"2024-12-07T09:43:11","date_gmt":"2024-12-07T06:43:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526281"},"modified":"2024-12-07T09:43:11","modified_gmt":"2024-12-07T06:43:11","slug":"latashiyada-soo-jeedinta-waxkabadelka-dastuurka-oo-la-gaarsiiyay-soomaalida-kunool-qurbaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/latashiyada-soo-jeedinta-waxkabadelka-dastuurka-oo-la-gaarsiiyay-soomaalida-kunool-qurbaha\/","title":{"rendered":"Latashiyada soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka oo la gaarsiiyay Soomaalida kunool Qurbaha"},"content":{"rendered":"<p>NAIROBI(SONNA):-Latashiyada Soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka ayaa loo dhaa-dhiciyay Soomaalida kunool Qurbaha, Iyadoo shalay Lugta koowaad ee Shirarka Qurbajoogta lagu qabtay Caasimadda Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Muwaadiniinta Soomalaiyeed ee ku nool dalkaasi Kenya gaar ahaan Caasimaddiisa Nairobi ayaa Waxaa Daah-furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xassan Macallim Maxamuud ( Hassan Sheikhali ).<\/p>\n<p>Waxaana Sidoo kale Shirka ka qayb galay Madax Sarre oo katirsan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS &amp; Hay&#8217;adaha uxil saaran Dastuurka , Qorshaha ayaa ah in Laballaariyo Latashiyada Dastuurka Lana gaarsiiyo Waddamo badan oo dunida ah Si Fursad loo siiyo Tallooyinka Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kunool Dalalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NAIROBI(SONNA):-Latashiyada Soo-Jeedinta Waxkabadelka Dastuurka ayaa loo dhaa-dhiciyay Soomaalida kunool Qurbaha, Iyadoo shalay Lugta koowaad ee Shirarka Qurbajoogta lagu qabtay Caasimadda Nairobi ee dalka Kenya. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Muwaadiniinta Soomalaiyeed ee ku nool dalkaasi Kenya gaar ahaan Caasimaddiisa Nairobi ayaa Waxaa Daah-furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xassan Macallim Maxamuud ( Hassan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":526282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526281","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526283,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526281\/revisions\/526283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}