{"id":526236,"date":"2024-12-06T11:24:21","date_gmt":"2024-12-06T08:24:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526236"},"modified":"2024-12-06T14:01:42","modified_gmt":"2024-12-06T11:01:42","slug":"xubnaha-2-da-gole-oo-ka-qeybgalay-salaatul-janaasa-loo-sameeyay-marxuum-senator-gaagaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubnaha-2-da-gole-oo-ka-qeybgalay-salaatul-janaasa-loo-sameeyay-marxuum-senator-gaagaab\/","title":{"rendered":"Xubnaha 2-da gole oo ka qeybgalay salaatul janaasa loo sameeyay marxuum Senator Gaagaab"},"content":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaatul janaasa oo loo sameeyay allaha u naxariistee Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo dhowaan ku geeriyooday Dalka Turkiye.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Fiqi oo ka hadlay dukashada salaatul janaasada kadib ayaa yiri&#8221;Senoter Gaagaab waxaa uu ahaa qof qiimo badan oo wanaag lagu yaqaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo isna hadlay ayaa yiri &#8220;Senoter Gaagaab waxaa uu ahaaa wadani dalkiisa iyo dadkiisa jecel muddo dheerna u soo shaqeeyey&#8221;.<\/p>\n<p>Dhammaan xubnaha labada gole waxa ay marxuumka Ilaah uga baryeen in uu ka waraabiyo Janatul Fardowsa,iyagoo umadda Soomaaliyeed iyo saaxiibadii iyo qaraabadii uu ka baxayna u rajeeyay samir iyo iimaan<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) waxa uu xubin ka tirsan golaha aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo hore u soo noqday madaxweyne ku xegeenka dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaatul janaasa oo loo sameeyay allaha u naxariistee Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo dhowaan ku geeriyooday Dalka Turkiye. Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Fiqi oo ka hadlay dukashada salaatul janaasada kadib ayaa yiri&#8221;Senoter Gaagaab waxaa uu ahaa qof qiimo badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":526237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526236","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526236"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526250,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526236\/revisions\/526250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}