{"id":526225,"date":"2024-12-06T08:49:22","date_gmt":"2024-12-06T05:49:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526225"},"modified":"2024-12-06T08:49:22","modified_gmt":"2024-12-06T05:49:22","slug":"ciidanka-nisa-iyo-kuwa-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ku-dilay-4-dhagarqabe-oo-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nisa-iyo-kuwa-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ku-dilay-4-dhagarqabe-oo-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka NISA iyo kuwa Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 4 dhagarqabe oo khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo asi qorsheysan looga fuliyay duleedka tuulada Jambaluul ee Degmada Afgooye,waxaa lagu dilay afar dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta,kuwaas oo qaablsanaa ururinta lacagaha baadda ah ee sida qasabka ah looga qaado dadweynaha.<\/p>\n<p>Xubnaha la dilay waxaa kamid ahaa Macalin Nuur oo khawaarijta u qaabilsanaa marin habaabinta dhallinyarada deegaankaasi.<\/p>\n<p>2-Liibaan oo isna qaabilsanaa ururrinta lacaga baadda ah.<\/p>\n<p>3-Cali Yare oo ahaa mid ka mid ah waxa loogu yeero xisbada.<\/p>\n<p>4-Bilaal oo isna ahaa xubin ka tirsan maleeshiyaadka Xisbada.<\/p>\n<p>Sidoo kale howlgalkaasi waxaa lagu dhaawacay Kuusoow iyo Caddoow oo iyaguna ka tirsanaa Kooxahaasi.<\/p>\n<p>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA waxaa ka go\u2019an in aymeel kasta ku \u00a0beegsadaan kooxaha khawaarijta,sidaa\u00a0 daraadeed,waxaa lagu wargaliyay in dadweynaha ay ka fogaadaan goobaha lagu tuhmayo maleeshiyaadkasi nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose Howlgalkaan oo asi qorsheysan looga fuliyay duleedka tuulada Jambaluul ee Degmada Afgooye,waxaa lagu dilay afar dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta,kuwaas oo qaablsanaa ururinta lacagaha baadda ah ee sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":526227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526225","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526226,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526225\/revisions\/526226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}