{"id":526064,"date":"2024-12-04T18:57:52","date_gmt":"2024-12-04T15:57:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526064"},"modified":"2024-12-04T18:57:52","modified_gmt":"2024-12-04T15:57:52","slug":"hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta-oo-laga-fuliyey-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta-oo-laga-fuliyey-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Marka (SONNA): Hawlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad ee qaybta 12-April ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa lagu dilay dhagarqabeyaal ka tirsan Khawaarijta, iyaddoo la bur-buriyey goobo gabbaad ay ka dhiganayeen Argagixisada.<\/p>\n<p>Dhagarqabe-yaal isugu jira horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad, ayaa Khawaarijta looga dilay Howlgalkaan, dhaawaca ayaana tiro beel ah, waxaana geesiyaasha ay ku raad-joogaan firxadka cadowga, sida uu warbaahinta u sheegay gaashaanle sare Axmed Cabdi Cali \u201cAxmed gaashaan\u201d taliyaha guutada 7-aad ee qaybta 12 April ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marka (SONNA): Hawlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad ee qaybta 12-April ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa lagu dilay dhagarqabeyaal ka tirsan Khawaarijta, iyaddoo la bur-buriyey goobo gabbaad ay ka dhiganayeen Argagixisada. Dhagarqabe-yaal isugu jira horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad, ayaa Khawaarijta looga dilay Howlgalkaan, dhaawaca ayaana tiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":526065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526066,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526064\/revisions\/526066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}