{"id":526038,"date":"2024-12-04T16:01:09","date_gmt":"2024-12-04T13:01:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526038"},"modified":"2024-12-04T16:01:09","modified_gmt":"2024-12-04T13:01:09","slug":"23-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-gobolka-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/23-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-gobolka-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"23 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Afgooye(SONNA):-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fuliyay howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacy Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalkan oo ka dhacay shalay deegaanka Baqdaad ee hoostaga degmada Afgooye\u00a0ayaa lagu khaarajiyay 23 ka tirsan Khawaarijta maleeshiyaadka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka ayaa helay xogta maleeshiyaadkan, kuwaas oo isku uruursanayay deegaankaas, iyadoo Hay\u2019adda shacabka Soomaaliyeed ku wargalisay inay ka fogaadaan goobaha khawaarijtu ku sugan yihiin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-526039\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241204-WA0059.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241204-WA0059.jpg 763w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241204-WA0059-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241204-WA0059-723x1024.jpg 723w\" sizes=\"auto, (max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afgooye(SONNA):-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fuliyay howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacy Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo ka dhacay shalay deegaanka Baqdaad ee hoostaga degmada Afgooye\u00a0ayaa lagu khaarajiyay 23 ka tirsan Khawaarijta maleeshiyaadka Al-Shabaab. Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka ayaa helay xogta maleeshiyaadkan, kuwaas oo isku uruursanayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":524545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526038","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526038\/revisions\/526040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/524545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}