{"id":526029,"date":"2024-12-04T13:17:41","date_gmt":"2024-12-04T10:17:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=526029"},"modified":"2024-12-04T13:17:41","modified_gmt":"2024-12-04T10:17:41","slug":"danjiraha-jfs-ee-kenya-oo-qaabilay-siihayaha-safiirka-uganda-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-jfs-ee-kenya-oo-qaabilay-siihayaha-safiirka-uganda-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Danjiraha JFS ee Kenya oo qaabilay Siihayaha Safiirka Uganda ee dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>NAIROBI(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay Kusimaha Safiirka dalka Uganda u fadhida dalka Kenya Danjire Eunice Kigenyi oo halkaas booqasho ku timid.<\/p>\n<p>Danjire Jabril Ibrahim Abdulle iyo Danjire Eunice Kigenyi ayaa Wadahadalada dhexmaray labada dhinac diiradda ku saaray arrimaha danaha u ah labada dal, oo ay ku jiraan barnaamijyadda ay wadaan hay\u2019adaha UNEP, UN-Habitat ee fadhigooda yahay Magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Sidoo Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo Kusimaha Safiirka dalka Uganda u fadhida dalka Kenya Danjire Eunice Kigeny ayaa ka hadlay Ajendaha qaarada Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo adkeynta xiriirka labada safaaradood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NAIROBI(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay Kusimaha Safiirka dalka Uganda u fadhida dalka Kenya Danjire Eunice Kigenyi oo halkaas booqasho ku timid. Danjire Jabril Ibrahim Abdulle iyo Danjire Eunice Kigenyi ayaa Wadahadalada dhexmaray labada dhinac diiradda ku saaray arrimaha danaha u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":526030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-526029","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=526029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":526031,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/526029\/revisions\/526031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/526030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=526029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=526029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=526029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}