{"id":525877,"date":"2024-12-02T11:11:37","date_gmt":"2024-12-02T08:11:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525877"},"modified":"2024-12-02T11:34:25","modified_gmt":"2024-12-02T08:34:25","slug":"xubnaha-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaran-oo-doortay-guddoon-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubnaha-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaran-oo-doortay-guddoon-cusub\/","title":{"rendered":"Xubnaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaran\u00a0 oo doortay guddoon cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta dooratay Guddoomiye iyo kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa loo doortay Cabdikariim Axmed Xasan,halka guddoomiye kuxigeenka isna loo doortay Saaqada Abshir Garaad.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gudigga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha Cabdikariim Axmed Xasan oo hadlaya ayaa yiri &#8221; &#8220;waxaan balan qaadaynaa in Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed aan ka gudbino doorashadii dadbaneed.\u201d<\/p>\n<p>Munaasabadda doorashada waxa ka qeybgalay wasiirka Arrimaha Gudaha faderaalka iyo Dib-uheshiisiinta iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowladda,kuwaa oo bagaadiyay sida hufan ay doorashada u dhacday.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa guda gali doonno howlaha ka shaqeynta sidii dalka ay uga qabsoomi lahaayd Doorasho qod iyo cod ah shacabka ay soo doortan cidda hoggaamineeyso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-525882 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241202-WA0007-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241202-WA0007-1.jpg 750w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241202-WA0007-1-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-525883 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241202-WA0008.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241202-WA0008.jpg 750w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/IMG-20241202-WA0008-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta dooratay Guddoomiye iyo kuxigeenkiisa. Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa loo doortay Cabdikariim Axmed Xasan,halka guddoomiye kuxigeenka isna loo doortay Saaqada Abshir Garaad. Gudoomiyaha Gudigga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha Cabdikariim Axmed Xasan oo hadlaya ayaa yiri &#8221; &#8220;waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":525878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525877","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525877"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525887,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525877\/revisions\/525887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}