{"id":525859,"date":"2024-12-01T18:43:59","date_gmt":"2024-12-01T15:43:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525859"},"modified":"2024-12-01T18:43:59","modified_gmt":"2024-12-01T15:43:59","slug":"guddoomiye-madaale-oo-kulan-la-qaatay-wafdi-ka-socda-wfp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-oo-kulan-la-qaatay-wafdi-ka-socda-wfp\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale oo kulan la qaatay wafdi ka socda WFP"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay wafti ka socday Hey\u2019adda Qaramada Midoobe u qaabilsan cunada ee WFP oo uu hogaaminayay Kuxigeenka Wakiilka Hay\u2019adda WFP ee Soomaaliya Marco Selva.<\/p>\n<p>Madaxda Gobolka Banaadir iyo Hey\u2019adda WFP ayaa ka wada hadlay xoojinta xiirirka labada dhinac, dardargelinta Howlaha Bani\u2019aadannimo, taageerida Barakacayaasha iyo dadka nugul ee ku nool Gobolka Banadir, iyadoona labada dhinac ay kala saxiixdeen Heshiis dhigaya Wadashaqeynta, Tayaynta kor joogtaynta iyo la socodka mashaariicaha laga fulinayo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay wafti ka socday Hey\u2019adda Qaramada Midoobe u qaabilsan cunada ee WFP oo uu hogaaminayay Kuxigeenka Wakiilka Hay\u2019adda WFP ee Soomaaliya Marco Selva. Madaxda Gobolka Banaadir iyo Hey\u2019adda WFP ayaa ka wada hadlay xoojinta xiirirka labada dhinac, dardargelinta Howlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":525860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525859","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525861,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525859\/revisions\/525861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}