{"id":525773,"date":"2024-11-30T14:51:27","date_gmt":"2024-11-30T11:51:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525773"},"modified":"2024-11-30T14:52:03","modified_gmt":"2024-11-30T11:52:03","slug":"raiisul-wasaare-kuxigeenka-xfs-mudane-salah-ahmed-jama-oo-furay-madasha-hab-maamulka-internet-ka-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-kuxigeenka-xfs-mudane-salah-ahmed-jama-oo-furay-madasha-hab-maamulka-internet-ka-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka XFS  oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(Sonna):-Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salah Ahmed Jama oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum).<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum), oo ah madal muhiim ah oo lagu gorfeynayo doorka internet-ka ee horumarinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madashan ayaa ujeedadeedu yahay in ay noqoto meel lagu wadaago aragtiyo, talooyin, iyo xalal wax ku ool ah oo la xiriira maamulka internet-ka.<\/p>\n<p>Mudane Salah Jama ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta bulshada, dowladda iyo shirkadaha gaarka ah si loo dhiso nidaam hufan oo lagu maamulo internet-ka, taas oo horseedi karta horumar ballaaran oo dhinacyo kala duwan leh.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka XFS ayaa sidoo kale xusay muhiimadda ay madashani u leedahay dadka Soomaaliyeed oo qeybo badan oo noloshooda dhaqan dhaqaale ay ku xidhan tahay adeegga internet ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Sonna):-Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Salah Ahmed Jama oo furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum). Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka ee Soomaaliya (Somali Internet Governance Forum), oo ah madal muhiim ah oo lagu gorfeynayo doorka internet-ka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":525774,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525773","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525773"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525776,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525773\/revisions\/525776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}