{"id":525716,"date":"2024-11-29T18:24:07","date_gmt":"2024-11-29T15:24:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525716"},"modified":"2024-11-29T18:24:44","modified_gmt":"2024-11-29T15:24:44","slug":"ciidamo-ka-tirsan-jubbaland-oo-diyaarad-lagu-keenay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamo-ka-tirsan-jubbaland-oo-diyaarad-lagu-keenay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo diyaarad lagu keenay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka soo dejisay cutubyo ka tirsan ciidamada Jubbaland.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa loo sameyn doonaa diiwaan-gelin rasmi ah, waxaana la siin doonaa xuquuqdooda, oo ay ku jiraan mushaar iyo dalacsiin ay u qalmaan.<\/p>\n<p>Maalmo kadib, ciidamadaan ayaa dib loogu celin doonaa deegaanadii ay ka howlgeli jireen ee Jubbaland, si ay u gutaan waajibaadka qaran ee ka saaran sugidda amniga iyo la dagaallanka argagixisada.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta mideynta iyo tayeynta ciidamada si loo xoojiyo amniga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka soo dejisay cutubyo ka tirsan ciidamada Jubbaland. Ciidamadan ayaa loo sameyn doonaa diiwaan-gelin rasmi ah, waxaana la siin doonaa xuquuqdooda, oo ay ku jiraan mushaar iyo dalacsiin ay u qalmaan. Maalmo kadib, ciidamadaan ayaa dib loogu celin doonaa deegaanadii ay ka howlgeli jireen ee Jubbaland, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":525718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525716","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525720,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525716\/revisions\/525720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}