{"id":525624,"date":"2024-11-28T11:34:37","date_gmt":"2024-11-28T08:34:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525624"},"modified":"2024-11-28T11:34:37","modified_gmt":"2024-11-28T08:34:37","slug":"wasiiru-dowlaha-cadaaladda-oo-magaalada-qaahira-kula-kulmay-wasiirka-arrimaha-baarlmaanka-dowladda-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-cadaaladda-oo-magaalada-qaahira-kula-kulmay-wasiirka-arrimaha-baarlmaanka-dowladda-masar\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Cadaaladda oo magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka arrimaha Baarlmaanka dowladda Masar"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Qaahira, (SONNA): Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Ambassador Ilyaas Sheekh Cumar iyo Wasiirka arrimaha Baarlmaanka dowladda Masar, Mahmoud Fawzi, ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay kulan looga hadlay xoojinta xariirka labada wasaaradood, horumarinta iyo daadejinta federaaleynta dalka iyo in Masar ay dowladda Soomaaliya ka caawiso geedi-scodka dib-u-eegista iyo dhameystirka dastuurka si loo helo dastuur la jaan-qaadaya dunida casriga ah, loona daboolo baahida muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale labada wasiir ayaa kulankooda uga hadlay isdhaafsiga khibradaha iyo aqoonta, gaar ahaan in dowladda Masar oo ka mid ah dowladaha ugu facaweyn dunida ay Soomaaliya usoo dirto khubaro dhinaca sharciga ah oo ka caawiya dib-u-habeynta sharciyada iyo abuuridda sharciya cusub oo la jaan qaadaya hannaanka federaalka ee dalku qaatay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Wasiir Ilyaas ayaa Maxamuud Fawzi uga mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran, waxaana wasiirka arrimaha baarlamaanka Masar oo bogaadiyay heerka horumarka ay Soomaaliya ku tallaabsaneyso iyo ka go\u2019naanta hiigsiga hadafka sare, waxaana uu u cadeeyay in Masar ay Soomaaliya ku garab taagantahay xaqiijinta hadafkaas weyn ee qaran.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira, (SONNA): Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Ambassador Ilyaas Sheekh Cumar iyo Wasiirka arrimaha Baarlmaanka dowladda Masar, Mahmoud Fawzi, ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay kulan looga hadlay xoojinta xariirka labada wasaaradood, horumarinta iyo daadejinta federaaleynta dalka iyo in Masar ay dowladda Soomaaliya ka caawiso geedi-scodka dib-u-eegista iyo dhameystirka dastuurka si loo helo dastuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":525625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525624","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525626,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525624\/revisions\/525626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}