{"id":525612,"date":"2024-11-28T10:04:44","date_gmt":"2024-11-28T07:04:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525612"},"modified":"2024-11-28T10:05:13","modified_gmt":"2024-11-28T07:05:13","slug":"dowladda-soomaaliya-ayaa-saxiixday-heshiiska-maka-ee-la-dagaallanka-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-ayaa-saxiixday-heshiiska-maka-ee-la-dagaallanka-musuqmaasuqa\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo saxiixday heshiiska MAKA ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku saxiixay Heshiiska MAKA ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa oo ay wada saxiixdeen dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka.<\/p>\n<p>Heshiiskaan muhiimka ah ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga caalamiga ah ee lagula dagaalamayo musuqmaasuqa, iyadoo sidoo kale lagu dhiirrigelinayo isla xisaabtanka, hufnaanta, iyo maamulka wanaagsan.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macalin ayaa sheegay in heshiiskaan uu caddeyn u yahay sida dowladda Soomaaliya ay uga go\u2019an tahay la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo horumarinta cadaaladda iyo hufnaanta hay\u2019adaha dowliga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku saxiixay Heshiiska MAKA ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa oo ay wada saxiixdeen dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka. Heshiiskaan muhiimka ah ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga caalamiga ah ee lagula dagaalamayo musuqmaasuqa, iyadoo sidoo kale lagu dhiirrigelinayo isla xisaabtanka, hufnaanta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":525613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525612","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525616,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525612\/revisions\/525616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}