{"id":525585,"date":"2024-11-27T17:27:50","date_gmt":"2024-11-27T14:27:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525585"},"modified":"2024-11-27T17:28:23","modified_gmt":"2024-11-27T14:28:23","slug":"wakiilka-bankiga-adduunka-ee-soomaaliya-oo-booqatay-xarunta-lagu-diyaarinayo-qorshaha-isbadalka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wakiilka-bankiga-adduunka-ee-soomaaliya-oo-booqatay-xarunta-lagu-diyaarinayo-qorshaha-isbadalka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wakiilka Bankiga adduunka ee Soomaaliya oo booqatay xarunta lagu diyaarinayo qorshaha isbadalka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ay wehliso Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson\u00a0 ayaa maanta booqday xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Wakiilka, ayaa kulan la qaatay mas\u2019uulyiinta hormuudka ka ah Barnaamijka diyaarinta Qorshaha Qaranka, iyaga oo Warbixin ka siiyey habsami u socodka howsha iyo howlaha qabsoomay intii ay shaqadu socotay.<\/p>\n<p>Wasiir Biixi Iimaan Cige ayaa bogaadiyey shaqada maalinlaha ah ee howl wadeennada dowladda iyo khubarada caalamiga ah ay halkaan ka wadaan, taas oo lagu diyaarinayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ay wehliso Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson\u00a0 ayaa maanta booqday xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka. Wasiirka iyo Wakiilka, ayaa kulan la qaatay mas\u2019uulyiinta hormuudka ka ah Barnaamijka diyaarinta Qorshaha Qaranka, iyaga oo Warbixin ka siiyey habsami u socodka howsha iyo howlaha qabsoomay intii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":525586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525585","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525587,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525585\/revisions\/525587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}