{"id":525571,"date":"2024-11-27T13:21:39","date_gmt":"2024-11-27T10:21:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525571"},"modified":"2024-11-27T13:21:39","modified_gmt":"2024-11-27T10:21:39","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-bogaadiyey-ansixinta-guddiga-madaxabannaan-ee-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-bogaadiyey-ansixinta-guddiga-madaxabannaan-ee-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo bogaadiyey ansixinta Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalku u jiheystay wadadii Dimuqraadiyadda, isagoo u mahadceliyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee maanta ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.<\/p>\n<p>Fariinta Wasiirka Arrimaha Dibadda ee uu dhigay bartiisa Facebook halka hoose ka Akhriso:-<\/p>\n<p>&#8220;Dalku wadadii Dimuqraadiyadda ayuu qaaday waxaana maantay albaabada Loo laabay iska daba-wareeggii, is addoonsigii, afduubkii, wax isdaba-marintii iyo hogaamiyaashii shisheeyuhu soo jiscimi jireen.<\/p>\n<p>Barlamaanka Soomaaliya waa ku mahadsan yihiin talaabooyinkii isda-joogga ahaa ee ay ku ansixiyeen saddexdii sharci iyo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha oo ay maantay ansixiyeen.<\/p>\n<p>Culesysyo iyo xanuun ayay leedahay marka marxalad la soo caadaystey Laga gudbiyo oo Loo tallaabsanayo mid cusub, laakin wanaageeda waxaa la dareemi doonaa marka dadweynuhu si toos ah ay u soo doortaan madaxdooda iyo kuwa ku matalaya golayaasha barlamaanka heerarkoodu kala duwan&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalku u jiheystay wadadii Dimuqraadiyadda, isagoo u mahadceliyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee maanta ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Fariinta Wasiirka Arrimaha Dibadda ee uu dhigay bartiisa Facebook halka hoose ka Akhriso:- &#8220;Dalku wadadii Dimuqraadiyadda ayuu qaaday waxaana maantay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":525572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525571","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525573,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525571\/revisions\/525573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}