{"id":525567,"date":"2024-11-27T13:12:15","date_gmt":"2024-11-27T10:12:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525567"},"modified":"2024-11-27T13:12:42","modified_gmt":"2024-11-27T10:12:42","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-muqdisho-la-furay-shir-looga-hadlayo-kobcinta-dakhliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-muqdisho-la-furay-shir-looga-hadlayo-kobcinta-dakhliga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo kobcinta Dakhliga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdishu si rasmi uga furay shir heerkiisu sareeyo oo lagaga hadlayo \ud835\udc06\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc2b\ud835\udc22\ud835\udc2d\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc07\ud835\udc1e\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c \ud835\udc01\ud835\udc2e\ud835\udc25\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc28 \ud835\udc28\ud835\udc28 \ud835\udc24\ud835\udc2e \ud835\udc1d\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc27 \ud835\udc0a\ud835\udc28\ud835\udc1b\ud835\udc1c\ud835\udc22\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc1a \ud835\udc03\ud835\udc1a\ud835\udc24\ud835\udc21\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc20\ud835\udc1a \ud835\udc06\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc21\ud835\udc1a.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, qaar ka mid ah xubnaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, masuuliyiin kale oo ka socda Bangiga Adduunka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya kala shaqeeya arrimaha Maaliyadda iyo horumarinta Dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Mudane Biixi Imaan Cige, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo furitaan khudbad ka jeediyay ayaa xaqiijiyay in Dowlada Federaalka ay wado dadaalo lagu xoojinayo hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda, sare u qaadidda dakhliga gudaha iyo dhameystirka wada-xaajoodka Deyn Cafinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale xusay sida ay muhiim u tahay in dakhliga gudaha ay Dowladda kor u qaado si loo gaaro horumar dhaqaale iyo adeeg bulsho.<\/p>\n<p>Shirkaan oo socon doona ilaa iyo galinka dambe ee maanta ayaa waxaa la filayaa in laga soo saaro qodobo muhiim u ah horumarinta dakhliga Dowladda iyo Heshiiska Bulshada ee horumarinta dhaqaala.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdishu si rasmi uga furay shir heerkiisu sareeyo oo lagaga hadlayo \ud835\udc06\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc2b\ud835\udc22\ud835\udc2d\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc07\ud835\udc1e\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c \ud835\udc01\ud835\udc2e\ud835\udc25\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc28 \ud835\udc28\ud835\udc28 \ud835\udc24\ud835\udc2e \ud835\udc1d\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc27 \ud835\udc0a\ud835\udc28\ud835\udc1b\ud835\udc1c\ud835\udc22\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc1a \ud835\udc03\ud835\udc1a\ud835\udc24\ud835\udc21\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc20\ud835\udc1a \ud835\udc06\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc21\ud835\udc1a. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, qaar ka mid ah xubnaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, masuuliyiin kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":525568,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525567","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525567"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525570,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525567\/revisions\/525570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}