{"id":525562,"date":"2024-11-27T11:54:12","date_gmt":"2024-11-27T08:54:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525562"},"modified":"2024-11-27T11:56:07","modified_gmt":"2024-11-27T08:56:07","slug":"baarlamaanka-oo-ansixiyay-guddiga-doorashooyinka-iyo-soohdimaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baarlamaanka-oo-ansixiyay-guddiga-doorashooyinka-iyo-soohdimaha\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka oo ansixiyay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay inay\u00a0 169-Xildhibaan ogolaadeen , waxaana diiday 6 Mudane, sidoo kale wax ka aamusay majirto sida uu sheegay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo ay ansixiyeen labada gole waxa ay kala yihiin:<\/p>\n<p>1) Cabdikariim Axmed Xassan<\/p>\n<p>2) Saadiq Abshir Garaad<\/p>\n<p>3) Avv. Maxamed Cabdiraxmaan Aadan<\/p>\n<p>4) Yusuf Cabdiqaadir Maxamed-Baafo<\/p>\n<p>5) Cumar Abuukar Cumar<\/p>\n<p>6) Farxiyo Maxamed Yusuf<\/p>\n<p>7) Dr. Cumar Jamac Maxamed<\/p>\n<p>8 )Faarax Cabdi Xasan<\/p>\n<p>9) Sahro Diiriye Muuse<\/p>\n<p>10) Cabdullahi Salaad Yaroow<\/p>\n<p>11) Maxamed Amiin Xasan Cabdullahi<\/p>\n<p>12) Cabdi Cadow Maxamed<\/p>\n<p>13) Cabdishakuur Abiib Haayir<\/p>\n<p>14) Khaalid Ibrahim Ismaaciil<\/p>\n<p>15) Aamina Sh. Cusmaan Maxamed<\/p>\n<p>16) Naasir Maxamed Shire<\/p>\n<p>17) Cabdiraxiim Cabdillahi Shaafici<\/p>\n<p>18) Maxamed Cumar Ismaciil<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, waa guddi Qaran oo dastuuri ah wuxuuna mas\u2019uul ka yahay maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Vila Hargeysa ayaa goor-dhow ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay inay\u00a0 169-Xildhibaan ogolaadeen , waxaana diiday 6 Mudane, sidoo kale wax ka aamusay majirto sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":525563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525562","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525562"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525565,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525562\/revisions\/525565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}