{"id":525545,"date":"2024-11-27T09:23:20","date_gmt":"2024-11-27T06:23:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525545"},"modified":"2024-11-27T09:51:38","modified_gmt":"2024-11-27T06:51:38","slug":"israel-iyo-hezbollah-oo-bilaabay-xabbad-joojin-lagu-dhameynayo-dagaalada-u-dhaxeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-iyo-hezbollah-oo-bilaabay-xabbad-joojin-lagu-dhameynayo-dagaalada-u-dhaxeeya\/","title":{"rendered":"Israel iyo Hezbollah oo bilaabay Xabbad-joojin lagu dhameynayo dagaalada u dhaxeeya"},"content":{"rendered":"<p>Xabbad joojin u dhaxaysa Israa\u2019iil iyo Xisbullah ayaa saaka dhaqangashay, iyada oo rajo laga qabo in xabbad joojintu ay soo afjarto werarada Israel ay ku hayso Dalka Lubnan \u00a0iyo sidoo kale weerarada xisbullah ay ku fuliso waqooyiga Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in heshiiska dhexmaray Israa&#8217;iil iyo Xisbullah uu ku lug leeyahay in ciidamada Israa&#8217;iil ay ka baxaan Lubnaan muddo 60 maalmood ah, iyadoo milateriga Lubnaan ay la wareegayaan dhul ku yaalla koonfurta dalkaas .<\/p>\n<p>Illaa hadda waxaa socata indho-indheyn ku aadan qaabka loo fulinaayo ama loo wajahayo xabbad-joojinta iyo in laga dhabeynayo soo afjaridda dagaalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Israa\u2019iil ayaa tobanaan qof ku dilay Qaza oo ay ku jiraan 13 qof oo gabbaad ka dhiganaayay iskuul ku yaalla xaafadda Zeitoun ee magaalada Gaza.<\/p>\n<p>Xasuuqa Israa\u2019iil ee Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 44,249 ,halka uu dhaawac soo gaaray104,746,waxaana sidoo kale dadka reer Lubnansoo gaaray dhimashada3,823 iyo dhaawaca<\/p>\n<p>15,859 .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xabbad joojin u dhaxaysa Israa\u2019iil iyo Xisbullah ayaa saaka dhaqangashay, iyada oo rajo laga qabo in xabbad joojintu ay soo afjarto werarada Israel ay ku hayso Dalka Lubnan \u00a0iyo sidoo kale weerarada xisbullah ay ku fuliso waqooyiga Israa\u2019iil. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in heshiiska dhexmaray Israa&#8217;iil iyo Xisbullah uu ku lug leeyahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":525547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525545","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525545"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525553,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525545\/revisions\/525553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}