{"id":525542,"date":"2024-11-26T22:27:22","date_gmt":"2024-11-26T19:27:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525542"},"modified":"2024-11-26T22:27:22","modified_gmt":"2024-11-26T19:27:22","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-midowga-yurub-oo-aqoonsigeeda-u-gudbisay-gudoomiyaha-golaha-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-midowga-yurub-oo-aqoonsigeeda-u-gudbisay-gudoomiyaha-golaha-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo aqoonsigeeda u gudbisay gudoomiyaha golaha Midowga Yurub."},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Brussels (SONNA):\u00a0Drs. Khadiija Cosoble Cali danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah waraaqadeheeda aqoonsiga danjirenimo ugu gudbisay H.E. Charles Michel, Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Danjire Khadiija ayaa tilmaantay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga kala dhexeeya Midowga Yurub, si wax looga qabto caqabadaha adag ee ka taagan gobolka, loona helo xasillooni waarta.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Danjire Khadija ayaa waxay carrabka ku adkeysay inay Soomaaliya ka go\u2019an tahay kobcinta xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Brussels (SONNA):\u00a0Drs. Khadiija Cosoble Cali danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah waraaqadeheeda aqoonsiga danjirenimo ugu gudbisay H.E. Charles Michel, Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub. Danjire Khadiija ayaa tilmaantay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga kala dhexeeya Midowga Yurub, si wax looga qabto caqabadaha adag ee ka taagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":525543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525542","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525544,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525542\/revisions\/525544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}