{"id":525465,"date":"2024-11-25T22:59:10","date_gmt":"2024-11-25T19:59:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525465"},"modified":"2024-11-25T23:01:59","modified_gmt":"2024-11-25T20:01:59","slug":"golaha-wasiirrada-oo-goaammo-culus-ka-soo-saaray-doorashada-sharci-darrada-ah-ee-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-goaammo-culus-ka-soo-saaray-doorashada-sharci-darrada-ah-ee-jubbaland\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo Go&#8217;aano Culus ka soo Saaray Doorashada Sharci-darrada ah ee Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kismaayo, (SONNA):- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan gaar ah oo uu shir-guddoominayay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimo ku saabsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland, iyadoo Golaha Wasiirradu ay soo saareen qaraar muhiim ah oo la xiriira xaaladda maamulkaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Golaha Wasiirrada, oo tixgelinaya dastuurka KMG ah ee dalka, gaar ahaan qodobbada 4-aad, 99-aad, iyo 100-aad, iyo sidoo kale Sharciga Lambar 24 ee lagu saxay qodobbo ka mid ah dastuurka, ayaa ku dhawaaqay go\u2019aanno culus.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa lagu sheegay in xulista xubnaha Golaha Wakiillada iyo isdoorashadii hoggaamiyihii hore ee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), aysan waafaqsaneyn shuruucda dalka, gaar ahaan Sharciga Lambar 24 oo soo baxay bishii Maarso ee sanadkan 2024.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Golaha Wasiirrada ayaa go\u2019aamiyay in dhammaan tallaabooyinkii loo maray doorashada sharci-darrada ah ee Jubbaland, oo ay ka mid tahay magacaabista guddiga doorashooyinka, aan loo waafajin shuruucda dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ugu dambeyn, Golaha Wasiirrada ayaa faray Garyaqaanka Guud ee Qaranka inuu si degdeg ah uga howlgalo horgeynta Maxkamadda Sare ee dalka dacwad ka dhan ah tallaabooyinka sharci-darrada ah ee uu qaaday hoggaamiyihii hore ee Jubbaland.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, (SONNA):- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan gaar ah oo uu shir-guddoominayay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimo ku saabsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland, iyadoo Golaha Wasiirradu ay soo saareen qaraar muhiim ah oo la xiriira xaaladda maamulkaas. Golaha Wasiirrada, oo tixgelinaya dastuurka KMG [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":525466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525465","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525465"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525468,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525465\/revisions\/525468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}