{"id":525461,"date":"2024-11-25T21:23:03","date_gmt":"2024-11-25T18:23:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525461"},"modified":"2024-11-25T21:23:03","modified_gmt":"2024-11-25T18:23:03","slug":"danjiraha-soomaaliya-ee-tanzania-oo-la-kulmay-wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-soomaaliya-ee-tanzania-oo-la-kulmay-wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-dalkaas\/","title":{"rendered":"Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania oo la kulmay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda dalkaas"},"content":{"rendered":"<p>Dodoma (SONNA): Danjiraha dowladda FS dhawaan u magacowday dalka Tanzania Ilyaas Cali Xasan ayaa magaalada caasimadda u ah dalka Tanzania ee Dodoma maanta kulan kula qaatay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ahna Xildhibaan mudane Cosato David Chumi.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimaha hor-tebinta u leh xiriirka saaxiibtinimo ee labadeena dal Soomaaliya iyo Tanzania, isagoo danjire Ilyaas uu ku wareejiyey nuqulka aqoonsigeyga Danjiirenimo&#8221;.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dodoma (SONNA): Danjiraha dowladda FS dhawaan u magacowday dalka Tanzania Ilyaas Cali Xasan ayaa magaalada caasimadda u ah dalka Tanzania ee Dodoma maanta kulan kula qaatay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ahna Xildhibaan mudane Cosato David Chumi. Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimaha hor-tebinta u leh xiriirka saaxiibtinimo ee labadeena dal Soomaaliya iyo Tanzania, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":525462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525461","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525463,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525461\/revisions\/525463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}