{"id":525424,"date":"2024-11-25T13:04:58","date_gmt":"2024-11-25T10:04:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525424"},"modified":"2024-11-25T13:04:58","modified_gmt":"2024-11-25T10:04:58","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-hayadda-socdaalka-oo-ka-qeybgalay-aqoon-iswaydaarsi-uu-soo-qaban-qaabiyay-urur-goboleedka-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-hayadda-socdaalka-oo-ka-qeybgalay-aqoon-iswaydaarsi-uu-soo-qaban-qaabiyay-urur-goboleedka-igad\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka oo ka qeybgalay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti uga qayb galay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD isla markaana ay ka qayb galeen saraakiil ka kala socotay qaar kamida wadamada xubnaha ka ah IGAD.<\/p>\n<p>Aqoon iswaydaarsigan ayaa ku saabsanaa kordhinta aqoonta iyo khibrada ku aaddan habka qumman ee wadashaqaynta iyo wadaagidda xogta maamulka xuduuddaha iyadoo sidoo kale diiradda lagu saaray maaraynta qul qulka dadka sida sharci darrada ah uga gudbaya xuduuddaha.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa xoojinaysa wadashaqaynta, iskaashiga iyo khibrad wadaaga Hay\u2019adaha Socdaalka wadamada dariska ah si loo xoojiyo ka hortagga qulqulka dadka sida sharci darrada ah isaga kala gudba xuduuddaha wadamada dariska ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti uga qayb galay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD isla markaana ay ka qayb galeen saraakiil ka kala socotay qaar kamida wadamada xubnaha ka ah IGAD. Aqoon iswaydaarsigan ayaa ku saabsanaa kordhinta aqoonta iyo khibrada ku aaddan habka qumman ee wadashaqaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":525425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525424","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525426,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525424\/revisions\/525426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}