{"id":525282,"date":"2024-11-22T15:52:50","date_gmt":"2024-11-22T12:52:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=525282"},"modified":"2024-11-22T15:55:01","modified_gmt":"2024-11-22T12:55:01","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-madaxda-turkiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-madaxda-turkiye\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur\u00a0 iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye Mudane Cevdet Y\u0131lmaz ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ku \u00a0saabsanaa sii ambaqaadidda xiriirka so jireenka ah ee labada dal.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo ahaa mid miro dhal ah,waxaa looga hadlayay iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca, la-dagaallaanka argagixisada, horumarka xiriirka ganacsi iyo sidoo kale dadaalada wadajirka ah ee dhanka tamarta ah.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Dowlada iyo shacabka aan Walaalaha nahay ee Turkiga kaga mahadceliyey taageerada hagar la&#8217;aanta ah ee ay la garab taaganyihiin Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur\u00a0 iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye Mudane Cevdet Y\u0131lmaz ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ku \u00a0saabsanaa sii ambaqaadidda xiriirka so jireenka ah ee labada dal. Kulankaasi oo ahaa mid miro dhal ah,waxaa looga hadlayay iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":525283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-525282","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=525282"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":525287,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/525282\/revisions\/525287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/525283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=525282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=525282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=525282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}